Samad xayawaanka ayuu jeclaa. Riyadiisu waxay ahayd in uu maalin dhan kaynta dhex joogo oo geed-oodeedka dhex seexdo. La soco Samad oo socdaal wax-ka-wardoon ah u shiraacday, halkaas oo uu ka heley saaxiibbo cajiib ah iyo macluumaadyo ashqaraar leh. Dhex tegidda kaynta waligeed ma noqonnin kob rayrreeyn badan.