Socdaalka xadiiqadda xayawaanka lagu tagaa wax sahlan weeye oo aan walbahaar badan lahayn. Hase ahaatee, saddexda saaxiibbada gaarka ah oo baahiyooyinka gaarka ah leh waa wax ku adag oo baqdin gelinaya, welwel iyo wareer badan ku abuuraya. Bal aynnu dabaggallo Ben, Aadan iyo Yasmiin, iyagoo wadajir u booqanaya xadiiqadda xayawaanka oo eegno taxaddiga ay la kulmayaan intay waddada sii hayaan.ABOUT